Subscribe Us

header ads

Waa sidee xaaladda amni ee dalka kadib qaraxii Beledweyne

 







Ugu yaraan 50 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen qaraxyo toddobaadkan ka dhacay magaalooyinka Baladweyne iyo Muqdisho, kuwaas oo ay aad uga argagagaxeen dadka Soomaaliyeed iyo caalamka intuba, waxaana qaraxyadan kusoo beegmayaan xilli dalku uu ku jiro xaalad kala guur ah iyo waqti doorasho.

Qaramada Midoobay, Mareykanka, Midowga Africa iyo Midowga Yurub ayaa si isku mid ah u cambaareeyay rabshadihi ugu danbeeyay ee ka dhacay Soomaaliya.

Al-Shabab ayaa sheegatay mas'uuliyadda weeraradaasi

Post a Comment

0 Comments