Subscribe Us

header ads

Minneapolis oo oggolaatay baahinta codka sare ee aadaanka salaadaha

 Golaha Deegaanka magaalada Minneapolis ee gobalka Minnesota, ayaa Khamiistii meelmariyay xeer oggolaanaya in masaajidda Minneapolis si rasmi ah looga adimo salaadaha, iyadoo codka banaanka laga maqlayo.

Go'aanka Golaha Deegaanka ayaa waxaa soo dhaweeyay jaaliyadda iyo culimada Soomaaliyeed ee gobalka Minnesota.



Post a Comment

0 Comments