Subscribe Us

header ads

dad u istaaga caddaalad u helida Xildhibaan Aamina Maxamed Ma la heli dootaa

 Xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi waxaa ay ka tirsaneyd shantii sanno ee la soo dhaafay Mudaneyaasha Golaha Shacabka, waxaana habeenamadii Arbacada iyada iyo tobbonaan kale lagu dilay Qaraxyo Is-xig-xigay oo ka dhacay Magaalada Beledwayne.



Haddaba ma laga yaabaa in la helo dad u istaaga caddaalad u helida Xildhibaan Aamina Maxamed oo la dilay iyadoo cadaalad raadineysa

Post a Comment

0 Comments